Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Breaking News– Qarax xoogan oo ka dhacay Makhaayad aad loo buuxey Magaalada Baydhabo

$
0
0

War-Deg-Deg-ah Meel makhaaxi ah ayaa qarax ismiidaamin ah lala beegsadey galabta bartamaha Magaalada Baydhabo.

Ilaa hada inta la hubo 13 qof ayaa dhintey dhaawucuna intaas waa ka badan yahay.

Gaari waxyaabaha qarxa ka buuxan ayaa makhaayada lala galay , waxayna ahayd Makhaayad ay badanaa yimaadaan Ganacsato iyo siyaasiyiin.

Faahfaahinta goor dhow naga filo


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles