Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Ogaysiis ku socda jaaliyada Puntland ee Leicester, Coventry Birmingham UK

$
0
0

Dhamaan jaaliyada Puntland ee Leicester, Coventry Birmingham UK,  iyo nawaaxigeeda  waxaa la ogaysiinayaa in uu dhacaya  kulan casho  ah oo looga hadlayo horumarka Puntland

Wax yaalaha kulankaan looga hadlayo waxaa ka mid noqon doona

Dawlada Puntland iyo wixii u qabsoomay isbadalkii ka dib

Doorka qurba-joogta iyo Horumarka Puntland

Waxaa  warbixin  wixii qabsoomay iyo waxa la rajaynayo ka soo ka soo jeedin doona madaxda sare ee Puntland

Goobta kulanka :
Mubaarak Restaurant
15 Whitmore Road
B10 0NR, Birmingham

Xiliga kulanka :
16/05/2014,
saacada Kulanka 18:00-21:00

Faahfaahin ah fadlan la soo xiriir
Tel:  +447446026787
+447828078690


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles