Illo dublamaasiyadeed oo Puntlandi u waramey ayaa sheegey in kulankii Xalane ka dhacey shalay oo Madaxweyne Xasan shiekh uu kula kulmey Safiirada wadamada kaalmeeya ama faraha kula jira Soomaaliya uu ahaa mid aad xasaasi u ah oo Madaxweynaha lagu waydiiyey su’aalo aad xasaasi u ahaa.
Waxyaabaha Madaxweynaha lagala hadley waxaa ka mid ahaa qorshaha xukuumada iyo sida ay ugu diyaar garowdey 2016 ka oo la doonayay in Doorasho ka dhacdo Soomaaliya.
Su’aalaha kale ee Madaxweynaha la waydiiyey waxaa ka mid ahaa Maauladii Dalka iyo Federaalku mershuu marayo.
Madaxweynaha waxaa kaloo wX laga waydiiyey ee deynta ay Xildhibaanada ku eedeeyeen Madaxweynaha laftiisa.
Wadamada la kulmey Madaxweynaha waa Wadamada maalgaliyey in Soomaaliya ay doorasho xor ah la gaarsiiyo dhinaca kalana waa madamada bixiya dhqaalaha ku baxa Dowlada Federaalka iyo Baarlamaanka.