Omani Operator to Construct Submarine Cable Linking Oman, Somaliland,...
Omani National Telecom Operator, Omantel, has entered into a supply agreement with Xtera Communications and a turnkey subsea solution to construct a submarine cable linking Oman with Somaliland,...
View ArticleBreaking News–Madaxweyne Gaas oo ka baaqdey Shirka Turkiga, kuna sii jeeda...
Warar hoose oo Warbaahinta Puntlani.com heleen ayaa xaqiijinaya in Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas uu ka baaqdey shirka Turkiga uuna hada Madaxweynuhu kusii jeedo...
View ArticleGeeri.. Halgamaa Macallim Cumar Cali Cilmi(Cumar-feyn) oo Afmadow ku geeriyooday
Waxaa ku Geeriyooday Magaalada Afmadow Marxuum Macallim Cumar Cali Cilmi(Cumar-feyn),kana mid ahaa Golaha Guurtida Saldanada Ajiga ee Waamo,wuxuuna xubin buuxda ka noqday Golahaasi 1941 xilligaas oo...
View ArticleEray carabi ah oo aynnu si qaldan u isticmaallo
Haddaan nahay Soomaali, waxyaalo badan oo u baahan in la kala saaro baynaan kala saarin, sababo kala duwan dartood. Waxaynnu ku dhaqannaa erayo badan oo ka soo jeeda luqado ajnabi, sida carabiga....
View ArticleMadaxweyne Gaas oo Washington u duulay
Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta waxay u duuleen Magaalada Washington ee Dalka Maraykanka. Madaxweyne Gaas ayaa maalmihii lasoo dhaafay...
View ArticleSomaliland rejected to attend the High-Level Partnership Forum onSomslua due...
While Somaliland supports the Somali New Deal process and welcomes engagement by the international community, regretfully Somaliland will not be able to participate in the High Level Partnership Forum...
View ArticleCiidamada Booliska iyo SPU oo loo magacaaba Taliyayaal Cusub, Akhriso Magacyada
Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Sareeye Guuto Cabdirisaaq Afguduud,ayaa magacaabay Taliyaal Cusub ka dib Digreeto kaso baxday Xafiiskiisa. Saraakiisha la magacabay ayaa kala ah;- Maxamed Xirsi...
View ArticleZEINA AWAD’s REPORT OF TRT WORLD TV : – Waxaan Somalia ku soo argnay 11 beri,...
TV-ga TRT World oo laga leeyahay Dalka Turkiga oo ka soo waramayay Shirka Istanbul ayaa sheegay in Waxyaabaha uu Madsxweyne Xasan Sheikh uu ka sheegay Shirka iyo xaqiiqda ka jirta Soomaaliya ay kala...
View ArticleBreaking News— Qodobka 5aad ee Warmurtiyeedka oo lagu xusay in Puntland ay ka...
Shirkii Istanbul ee looga hadlayay Arimaha Soomaaliya ayaa maanta soo gabagaboobey iyadoo muran weyni uu hareeyey qaabka loo dhigayo Warmurtiyeedka Shirka kasoo baxayay, Kooxda Damujadiid ee uu...
View ArticleMadaxweyne Xasan Sheikh oo kashifay Tirada Askarka Kenya uga dhimatay...
Saxaafada Kennya ayas cadaadis xoogan ku saaray Dowlada Kenya in ay ogaadaan tirada rasmiga ah ee Ciidanka Kenya uga dhintay weerarkii Ceelcade balse Dowladu waxay door bidry oo ku adkeysatay iney...
View ArticleBreaking— Hoobiyayaal lagu duqeeyey Villa Somalia
Hoobiye gaaraya ilaa 7 xabadood ayaa lagusoo tuurey Aqalka Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya xili ay Madaxweynaha iyo Raysal wasaaruhu ku maqan yihiin Turkiga. Madaafiicda lagusoo tuuray Villada ayaa...
View ArticleCOMMUNIQUE Ministerial High-Level Partnership Forum, 23-24 February 2016,...
Istanbul, 24 February 2016 - Representatives from 46 countries and 11 international organisations gathered in Istanbul on 23 and 24 February 2016 to participate in the third Ministerial High-Level...
View ArticleFaahfaahin Weerarkii Villa Soomaaliya oo khasaare kasoo gaaray Illaalada...
Sida ay Wararka rasmiga ah ku heleen howlwadeenada Puntlandi waxaa weerarkii maanta lagusoo qaadey Madaxtooyafa Soomaaliya ku dhintey shan Qof oo afar ay Rayid yihiin halka halqofna uu yahay Askari ka...
View ArticleBREAKING NEWS : – Kenya denies Somalia president’s claim 200 soldiers killed...
Kenya Defence Forces has denied the Somalia President’s report that 180-200 Kenyan troops were killed in the attack in El Adde, Somalia on January 15. The country’s President Hassan Sheikh Mohamoud...
View ArticleBreaking-’ Hotel SYL oo lagu weeraray Qaraxyo Ismiidaamin ah
laba weerar oo is xiga oo labadaba loo adeegsaday gawaari waxyasbaha qarxaa ka buuxaan ayaa lagu weeraray Daafaha Hotel SYL. Khasaaraha gaaray Dadka iyo Hotelka midna ma cada ilaa hada. Faahfaahinta...
View ArticleFaahfaahin Kooban Qaraxyo Xamar Gilgilay oo Caawa dhacay
Labada Qarax ee caawa lala Beegsadey labada dhonac ee Hotel SYL ayaa ahaa kuwo aad u baaxadweyn oo Magaalada inta badan laga dareemay. Dad ka agdhowaa Goobaha la weeraray ayaa Puntlandi u sheegay in...
View ArticleFaahfaahin– Weerarkii Caawa Gilgiley Muqdisho waxaa ku dhintey 33 Qof
Caawa waxaa Muqdisho gilgilay weerar qorsheysan oo ku bilowday laba qarax oo si qorsheysan loo qarxiyey. Weerarkaan oo ka dhacay Beerta Nabada iyo SYL ayaa ku bilowday gaari lagasoo buuxshay qalabka...
View ArticleBreaking News ; – Madaxweyne Xasan Sheikh oo Stockholm u imaanaya inuu...
Warbaahinta Puntlandi ayey u suurto gashay in ay waxbadan oo hore u qarsoonaa ka ogaadto qasdiga iyo ujeedkooyinka gurcan ee safarka Madaxweyne Xasan Sheikh uu ku imaanayo Arbacada 02.bisha Maarso...
View ArticleDhagaysi Waraysi dheer Madaxweyne Gaas “Soomaaliya waxaan la rabnaa...
Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo isagoo Washinton ku sugan ay waraysteen VOA Somali ayuu uga waramay Xaalada Siyaasadeed ee Soomaaliya. Madaxweynuhu wuxuu sharaxaad...
View Article