Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Geeri.. Halgamaa Macallim Cumar Cali Cilmi(Cumar-feyn) oo Afmadow ku geeriyooday

$
0
0

image(1)
Waxaa ku Geeriyooday Magaalada Afmadow Marxuum Macallim Cumar Cali Cilmi(Cumar-feyn),kana mid ahaa Golaha Guurtida Saldanada Ajiga ee Waamo,wuxuuna xubin buuxda ka noqday Golahaasi 1941 xilligaas oo uu ka mid ahaa Saraakiisha Maaliyadda Jubbaland waana xilligii mustacmarka Ingiiriska uu soo galay Koonfurta Soomaaliya.

wuxuu ahaa Caalim ku xeel dheer fidinta diinta Islaamka,isla markaana ahaa xeel dheere ku caan baxay Taariikhda Geeska Afrika. 

wuxuu ku biiray una dhaartay xisbigii SYL 1946 isagoo ka mid ahaa dhallinyaradii la oran jiray Horseedkii xisbiga Leegada ee halganka xorriyadda ka qeyb qaatay,aakhirkiina dhalliyay xornimadii Soomaaliya 1960.     

ALLAH u naxariiste Marxuumka waxey da´diisu aheyd 106, Wuxuuna geeriyooday axadii 21.02.2016.

Waxaana halkan tacsi ka diraya dhammaan Ehelka kala ah:

Ambassador Dr. Cabdulqani Muxumad Waceys

Col. Zubeer Cabdilkariim Boorle

Col. Nuux Maxamad Axmed Isaakh

Sadiiq Xasan Cali Buraale

Xildhiban Bashiir Axmed Cawar

Maxamad Cabdi Adar Gows

Maxamad Xasan Geelle

Xuseen Beynax Barre

Xuseen Xasan Geelle

Eng.Shariif C/naasir Shariif Maxamad Shariif Muhdi

Cabdicasiis Xaaji Cabdullaahi Qorraxeey

Yuusuf-mahad Maxamad Aadan

Xasan Xaaji Barre

Bashiir Suldaan Maxamuud Heybe

Dr.Asad Suldaan Maxamuud Heybe

Yuusuf Suldaan Maxamuud Heybe

Muxumad Suldaan Maxamuud Heybe

Maxamad Cabdi Xasan

Cali Maxamad Hirmooge

Eng.Maxamuud Beynax Barre

Dr.Cabdirisaaq Macallim Cabdullaahi

Cabdi Gaani Yuusuf

Shugri Cumar Gaboose

Dr. Cabdilxakiim Golongol Deyl

Cabdiraxmaan Muxumad Aardoon

Muqtaar Bashiir

Cabdirisaaq Ceymad

Maxamad Xuseen Adar

Xasan Sheekh Axmed Nuur

Xasan Sheekh Cali

Bishaar Yuusuf Gamaadiid

Axmed Cabdullaahi Geney

Axmed Xaaji Maxamad Nuur

Cabdi Maxamad Kaahin

Deeq Kediye

Cabdirashiid Jaamac Mursal

Yuusuf Barqadle

Muxsin Xaaji Cabdi Qorraxeey

Xuseen Cabdullaahi

Maxamad Yuusuf Barkhadle

Axmed Maxamad Cilmi

اللهم اغفر له وارحمه ، وعافه واعف عنه ، لقِّه الأمن والبشرى والكرامة
والزلفى ، اللهم إن كان محسناً فزد في حسناته ، وإن كان مسيئاً فتجاوز عن
إساءته ، اللهم اغسله بالماء والثلج والبرد ، نقه من الخطايا كما ينقى
الثوب الأبيض من الدنس ، أبدله أهلاً خيراً من أهله ، وداراً خيراً من
داره ، وجيراناً خيراً من جيرانه ، اللهم لا تحرمنا أجره ، ولا تفتنا
بعده ، واغفر لنا وله

Waxaana marxuumka illaahay uga baryeynaa inuu naxariistii Jannatul
fardowsa ka waraabiyo , eheladii iyo qaraabadii uu ka tegayna samir
iyo Iimaan ka siiyo ..

Aamiin….. Aamiin……Aamiin


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles