Warar dheeraada oo laga helay Diyaaradii Daalo ” Diyaaradoo daahday ayaa...
Warar dheeraada oo laga helay baaritaankii Diyaaradii Daalo Airline ee shalay Qaruxu ka dhex dhacay xili ay duulimaad hoose ku jirtey ayaa la xaqiijiyey in Diyaarada uu badbaadiyey daahitaan ay markii...
View ArticleAgaasimaha Amniga Garoonka Diyaaradaha Bosaso oo la magacaabay
Wararka aan ka helayno Madaxtooyada Puntland ayaa noo xaqiijiyey in Cabdixakiin Xuseen Gacayte loo magacaabay Agaasimaha Guud ee Amniga Garoonka Diyaaradaha Bosaso. Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiwali...
View ArticleTacsi– Marxuun Axmed-luul Xuseen Xeyle oo Maraykanka ku geeriyooday
Waxaa tacsi loo dirayaa Ehelkii, Qaraabadii iyo Asxaabtii Marxuum Axmed-luul Xuseen Xeyle oo ku geeriyooday Minnesota 31-01-2016. Illah u naxariistee marxuumka. Waxaana halkan tacsi ka diraya dhammaan...
View ArticleTacsi Mahad Cabdullahi Timayare Takar oo 5 Feb. 2016 ku geeriyooday Aarhus...
Alla naxariistii jano haka waraabiyee waxaa Magaalada Aarhus ee Dalka Denmark ku geeriyooday Mahad Cabdullaahi Timayare Cabdile Takar. Waxaa geerida Marxuumka lagu wargalinayaa dhamaan Ehelkiisa meel...
View ArticleTacsi –Marxuum Mahad Cabdullaahi Takar oo ku geeriyoodey Danmark, Waxaa...
Anagoo kala ah Maxamuud Bulqaas,Khadiijo Bootaan,Nuux Maxamuud Bulqaas,Maxamed Cali Dhoonkir, Saciido Bootaan waxaan halkaan tacsi uga direynaa qoyskii iyo eheladii uu ka baxay Mahad Cabdullaahi...
View ArticleOgaysiis kusocda dhamaan jaaliyada reer puntland ee Stockholm iyo nawaaxigeeda.
Waxaa La ogaysiinayaa Inuu dhici doono kulan looga hadlayo xaalada guud ee soomaaliya iyo gaar ahaan tan puntland. Waaxaa kale oo taageero laagu muujinayaa go’aan ay dawlada puntland ka qaadatay...
View Article(Sawiro) Jaaliyada Birmingham oo taageertay Go’aanka Puntland ku diidey 4.5
Jaaliyadda Puntland ee Magaalada Birmingham Dalka Ingiriiska ayaa isugu yimid kulan lagu taageerayo go’aankii ay Dowladda Puntland ka qaadatay shirkii muqdisho ku fashilmay, kulanka ayaasSidoo kalena...
View ArticleBeesha Caalamka oo maanta kusoo wajahan Garowe
iyadoo kulamadii wadatashiga ee maalmahaan Garowe ka socdey ay kusoo dhamaadeen in la adkeeyo go’aankii Dowlada Puntland ay ku diiday iney qayb ka noqoto Doorashada Ogoosto ee Federaalka, ayaa waxaa...
View Article2 dhimasho ah iyo 100 dhawac ah shil tareen oo ka dhacay Koonfurta Jarmalka
Saaka oo ah talaado ah ayaa shil Tareen wuxuu ka dhacay Magaalada Bad Aibling oo koonfur bari kaga beegan Magaalada München. Laba tareen ayaa isku dhacay waxaana ilaa hada ku dhintey 2 Qof ugu yaraan...
View ArticleBaarlamaanka, Bulshada Rayidka iyo Oday dhaqameedka Puntland oo si buuxda u...
Sida ay Warbaahinta Puntlandi xogo hoose ku heleen kulamadii maalmahaan ka socdey Garowe oo looga arinsanayay Siyaasada Soomaaliya ayaa waxaa ka soo baxay baaqyo iyo natiijooyin isku cod ah. Maalmihii...
View ArticleFaahfaahin– Kulamada Beesha Caalamka iyo Puntland
Beri waxaa si rasmi ah u bilaabanaya kulamo dhex mari doono Puntland iyo Beesha Caalamka oo looga arinsanayo Soyaasada Soomaaliya. Puntland waxay dabayaaqadii janaayo ay diidey iney Garowe Yimaadaan...
View ArticlePresentation made by former president Abdirahman Mohamad Farole to int’l...
Your Excellency, the SRSG of the U.N. to Somalia, Excellencies, Ambassadors of the International Community, Distinguished Members of the Delegation, we thank you for your trip to Puntland and for this...
View ArticlePUNTLAND POLITICAL POSITION PAPER February 10, 2016
PUNTLAND POLITICAL POSITION PAPER February 10, 2016 To: Mr Michael Keating Special Representative of UN Secretary General to Somalia To: Distinguished Ambassadors & Other International Partners of...
View ArticleAnalysing Puntland’s position on the electoral model
An international community delegation led by Michael Keating, Special Representative of the Secretary General, recently visited Garowe, capital of Puntland, to discuss the much-debated electoral model...
View Article(Sawiro) Madaxweyne Gaas oo Faahfaahin ka Bixiyay Safarka uu ku Aaday Itoobiya
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo uu weheliyo Wasiirka Ganacsiga Dawladda Puntland ayaa maanta safar shaqo oo gaaban ugu amba baxay magaalada Addis Ababa ee Caasimadda...
View ArticleTacsi— Marxuum Siciid Saalax Ismaaciil oo maanta 17 feb.2016 ku geeriyoodey...
Jaaliyada Puntland ee Dalka Norwey waxay ka tacsiyeynayasn geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Marxuum Siciid Saalax Ismaaciil oo maanta 17 feb.2016 ku geeriyoodey Dalka Isutaga Emerate-ka UAE....
View Article(Sawiro) Madaxweyne Gaas oo Adis Ababa kula kulmey Wasiirka Xuduudaha iyo...
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ay wehelinayaan Wasiirka Ganacsiga Dawladda Puntland Cabdiweli Xirsi Cabdulle iyo Wakiilka Puntland ee Itoobiya Mahad Faaraax Gaas oo ku...
View ArticleMadaxweyne Gaas iyo Wasiirka Arimaha Dibada Itoobiya oo ka wada hadlay...
Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo Wasiirka Arimaha Dibada Itoobiya Dr. Tedros Adhanom ayaa caawa waxay kulan ku yeesheen Adis abeba waxaana laga wada hadlay Amaanka...
View ArticleDaawo Jaaliyada Puntland ee Danmark oo taageeray Go’aankii Puntland ku diiday...
Jaaliyada Puntland Denmark ayaa si buuxda u taageeray Go’aankii ay Puntland ku diiday iney qayb ka noqoto Doorasho ku salaysan Nidaamka 4.5. Kulanka oo ay soo qabanqaabiyeen Jaaliyada Waqooyiga Denmark...
View ArticlePuntland oo Digniin u dirtey Dowlada Federaalka iyo Shirkadaha Shisheeye ee...
Wakaalada Shidaalka iyo Kheyraadka dabiiciga ee Puntland ayaa digniin adag u dirtey Shirkadaha Baara Shidaalka ee daneynaya inay shidaal ka baaraan Puntland. Mudane Faarax Ciise Dhalawaa Agaasimaha...
View Article