TV-ga TRT World oo laga leeyahay Dalka Turkiga oo ka soo waramayay Shirka Istanbul ayaa sheegay in Waxyaabaha uu Madsxweyne Xasan Sheikh uu ka sheegay Shirka iyo xaqiiqda ka jirta Soomaaliya ay kala duwan yihiin.
Wariyaha Tv-gaad Zaina Awad oo mudo soo joogtey Soomaaliya ayaa tiri mar ay shirka kasoo waramaysay “Madaxweyne Xasan Sheikh Wuxuu shirka ka sheegay in Soomaaliya ay kusoo heshiisay nidaamka Doorashada lakiin Xaqiiqdu sidaas ma ahan oo Soomaalidu way ku kala qayb san tahay nidaamkaan, Puntland iyo Soomaaliland oo shirkasn ka maqan way kasoo hor jeedeen nidaamkaan wayna diideen, Dhonaca kalana Shacabku waxay ka cabanayaan Amaan xumo iyo Musuqmaasuq.
Hoos ka daawo waraysiga qaybtiisa dambe