Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta waxay u duuleen Magaalada Washington ee Dalka Maraykanka.
Madaxweyne Gaas ayaa maalmihii lasoo dhaafay wuxuu safar muhiim ah oo shaqo uu u joogay Dalka aan walaalaha nahay ee Itoobiya kasoo guul kusoo dhamaadey.
Madaxweyne Gaas inta uu ku sugan yahay Maraykanka wuxuu la kulmi doonaa Masuuliyiinta Maraykanka qaarkood waxaana ugu weyn oo kala hadlayaa Xaalada Soomsaliya iyo Xiriirka Puntland iyo USA.
Madaxweyne Gaas wuxuu ka baaqday ka qaybgalka Shirka Istanbul oo ku tilmaamey mid aysan dani ugu jirin umada Soomaaliyeed.
Puntlandi.com
Jabuuti