BREAKING NEWS–Xarunta AMISOM ee Suuqa Xoolaha oo lasoo weeraray
Kooxo hubeysan oo aan la hayb garanayn ilaa hada ayaa weerar gaadmo ah kusoo qaadey Saldhig ay Ciidamada Amisom ku leeyihiin Waqooyiga Muqdisho merl u dhow Suuqa Xoolaha. Sida ay wararka ku helayaan...
View ArticleTahniyad Aroos.. Cabdiladif Yaasiin Macallin Cabdulle iyo Maryan Cabdiyare...
Waxaa shalay 26.02.2016 oo Jimce ahayd ku aqalgalay Degmada Buurtinle ee Gobalka nugaal Cabdiladif Yaasiin Macallin Cabdulle iyo marwadiisa Maryan Cabdiyare Cabdulle-gaashaan Familka iyo asxaabta oo...
View ArticleTacsi–Nabadoon Xasan Cuuke Afcade oo Gaalkacyo ku geeriyooday
Waxaa tacsi loo dirayaa Caruurtii, Ehelkii,Qaraabadii iyo Asxaabtii Alla ha u naxariistee Nabadoon Xasan Cuuke Afcade oo Xalay ku geeriyooday Magaalada Gaalkacyo. Waxaa sidoo kale loo tacsiyeynayaa...
View ArticleMadaxweyne Gaas oo safar shaqo ku tagi doona Canada
Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali ayaa dabayaaqada Todobaadkaan wuxuu safar gaaban ku tagi doonaa Dalka Canada. Madaxweynaha ayaa laguwadaa inuu kulamo la qaato Masuuliyiinta...
View ArticleOgaysiis ku socda Reer Canada “Xaflada soo dhaweynta Madaxweyne Gaas”
Madaxweynaha Dowlada Puntland ayaa galabnimada sabtida 5 Maarso 2016 wuxuu la kulmi doonaa(Insha Allah) Jaaliyada Soomaaliyeed ee Magaalada Toronto iyo nawaaxigeeda. Kulankaas Madaxweynuhu wuxuu ka...
View ArticleTacsi–Marxuumad Faadumo Abshir Daahir Dhimbil oo maanta ku geeriyootay Gaalkacyo
Waxaa tacsi loo dirayaa dhamaan Qoyska Reer Dhimbil geerida ku timid Faadumo Abshir Daahir Dhimbil oo Maanta ku geeriyootay Magaalada Gaalkacyo. Waxaan illaahay uga baryaynaa marxuumafa Jano waarta iyo...
View ArticleVIDEO– SOMALI DENTIST HELPING REFUGEES IN OSLO
On a dark and snowy afternoon in central Oslo, the Muslim call to prayer rings out in a small dental practice above a pizza restaurant. A computer issues the call automatically five times a day so...
View ArticleAmaanka Miqdisho ee faraha ka baxay oo Madaxweyne Xasan ku khasabtay inuu...
Amaan xumada weyn ee saameysay Muqdisho ayaa keentay in Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud uu ka baaqday safarkiisii uu Sweden ku iman lahaa todobaadkaan. Warsaxaafadeed...
View ArticleTacsi ka timid Reer Oslo ” Geerida Nabadoon Xasan Cuuke”
Jaaliyada Norway ayaa ka tacsiyeynaya geeridii ku timid Alla ha u naxariistee Nabadoon Xasan Cuuke oo shalay 29.02.2016 ku geeriyoodey Magaalada Gaalkacyo. Waxaan illaahay uga baryaynaa Nabadoonka Inuu...
View ArticleTacsi– Marxuum Maxamed Abshir Walde oi Nairobi ku geeriyooday
Waxaa galabta Nairobi ku geeriyooday Marxuum Maxamed Abshir Walde , Marxuum Maxamed Abshir Walde wuxuu ahaa Siyaasi iyo Ganacsade ruug cadaa ah. Maxamed Abshir Walde Wuxuu ka mid ahaa aasaasayaashii...
View ArticleMadaxweynaha Puntland oo ka tacsiyeynaya Geeridii Halyey Maxamed Abshir Walde
Madaxweynaha Dowlada Puntland oo ku hadlaya Magaca labada Gole ayaa shacabka Soomaaliyeed wuxuu uga tacsiyeeyey geeridii ku timid Alla naxariistii jano kaka waraabiyee Marxuum Maxamed Abshir Walde oo...
View ArticleMadaxweynihii hore ee Puntland Dr. Faroole oo ka tacsiyeeyey geerida Marxuum...
Madaxweynihii hore ee Dowlada Puntland Dr.Cabdiraxmaan Sheikh Maxamed Faroole ayaa ka tacsiyeeyey geeridii ku timid Marxuum Maxamed Abshir Walde. “Anigoo ku hadlaya magacayga, magaca Qoyskayga, waxaan...
View ArticleGen. Maxamed Abshir, Xirsi Bulxan iyo Fisiko oo ka tacsiyeynaya geeridii...
INNAA LIL LAAHI WAA INNAA ILEYHI RAAJICUUN Ayaamo Mugdi ah oo Soomaaliya la soo gudboonaadey Geerida Muxammad Yuusuf Abshir Waldo Annagoo ah: Xirsi Bulxan Faarax Cabdulqaadir Nuur Salaad (Fiisiko)...
View ArticleSiyaasi Cali Xaaji oo Ka tacsiyeynaya geeridii Marxuum Maxamed Abshir Walde
Waxaan ka tacsiyeynayaa geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Alle ha u naxariistee Maxamed Abshir Weldo oo runtii ahaa halyey qaran, qoraa, aqoonyahan gaar ahaan xagaafe warfaafinta. Maxamed Alle ha u...
View ArticleBuuga tacsida– Marxuum Maxamed Yusuf Abshir Walde
INNAA LIL LAAHI WAA INNAA ILEYHI RAAJICUUN Illaahay naxariistii jano haka Waraabiyee waxaa maanta 5 Maarso 2016 Nairobi ku geeriyooday Siyaasi ahaana Ganacsade Maxamed Abshir Walde. Marxuumku wuxuu...
View ArticleOgaysiis ku socda Reer Ohio “Soo dhaweynta Madaxweyne Gaas oo booqasho ku...
Dhmaan Jaaliyada Soomaaliyeed ee Ohio State waxaa lagu wargalinayaa in la sameyn doono xaflad lagusoo dhaweynayo Madaxweynaha dowlada Puntland Mudane Cabdiwali Maxamed Cali gaas oohada booqasho ku...
View ArticleScientist-turned-yogurt entrepreneur sees big growth for Ziwa brand
Several years ago, Mohamed Ismail, a medicinal chemist, worked as a research scientist at Paratek Pharmaceuticals, living a comfortable life on a $100,000-plus salary in a Boston suburb with his wife...
View ArticleDaawo : – Jaaliyada Puntland ee Toronto oo Burhaantoodii soo bandhigay iyo...
Madaxweynaha Dowlada Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo weekenkii ku sugnaa Dalka Canada ayaa sabtidii wuxuu la kulmey Jaaliyada Soomaaliyeed ee Toronto. Xaflad balaaran oo ay soo qaban qaabiyeen...
View ArticleUS military chief says : –” Deficiencies’ to blame for failure in Al-Shabaab...
Al-Shabaab fighters undergoing training at a camp in southern Somalia. FILE PHOTO | PUNTLANDI MEDIA In Summary . Gen David Rodriguez, head of the the US Africa Command (Africom), offered a bleak...
View Article