Hoobiye gaaraya ilaa 7 xabadood ayaa lagusoo tuurey Aqalka Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya xili ay Madaxweynaha iyo Raysal wasaaruhu ku maqan yihiin Turkiga.
Madaafiicda lagusoo tuuray Villada ayaa ahaa nooca loo yaqaan Hoobiye.
Sida Puntlandi warka ku helay waxaa ilaa hada ku geeriyoodey weerarka hal Qof waxaana dhawac kasoo gaaray 6 Qof, Waa macquul in khasaaruhu intaas ka bato.
Wixii soo kordha kala soco Puntlandi