Quantcast
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Dhagaysi Waraysi dheer Madaxweyne Gaas “Soomaaliya waxaan la rabnaa Dowladnimo iyo in laga gudbo 4.5

Image may be NSFW.
Clik here to view.
Gaaas
Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo isagoo Washinton ku sugan ay waraysteen VOA Somali ayuu uga waramay Xaalada Siyaasadeed ee Soomaaliya.
Madaxweynuhu wuxuu sharaxaad buuxda ka bixinayaa sababta ay Puntland u diidan tahay in Soomaaliya dib loogu celiyo Dowlad la’aan laga dhaxlo nidaamka 4.5.

Hoos ka dhagayso Waraysiga oo dhamaystiran


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles