Quantcast
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Ciidamada Booliska iyo SPU oo loo magacaaba Taliyayaal Cusub, Akhriso Magacyada

Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Sareeye Guuto Cabdirisaaq Afguduud,ayaa magacaabay Taliyaal Cusub ka dib Digreeto kaso baxday Xafiiskiisa.

Saraakiisha la magacabay ayaa kala ah;-

Maxamed Xirsi Cumar ayaa loo magacaabay Taliyaha Hogaanka Ciidanka Booliska Puntland.

Gaashaanle Sare Yuusuf Cali ”Gaas” ayaa waxaa loo magacaabay Taliye ku xigeenka Ciidanka SPU.

Janaraal Maxamed Cabdi Axmed ”Kismaayo”  ayaa loo magacaabay Taliyaha Hoggaanka Tababarada iyo xiriirka Dibada

Dhame Cabdirisaaq Maxamed Cabdi ayaa loo magacaabay Taliye ku xigeenka Qaybta Booliska Gobolka Sool,ahna Taliyaha Saldhiga Boocame.

Yuusuf Ismaaciil Siciid ayaa loo magacaabay Taliye ku xigeenka ciidanka SPU Gaalkacyo.

Dhamaan Xubnahan cusub ee Xilalka loo magacaabay ayaa la faray inay gutaan Waajibaadka shaqo ee loo igmaday.

Sawirka hoose waa Maxamed Candi Axmed Kismaayo Taliyaha Tababarada iyo Iskaashiga Caalamka

Image may be NSFW.
Clik here to view.
mohamed abdi

www.puntlandi.com.

;


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles