Inaa Ilaahi wa Inaa ilaahi Raajuucuun
Anigo ah Xildhibaan Abdibarre Yusuf Jibril Waxaan halkaan Tacsi uga dirayaa Allha u Naxariistee Adeerkay Suldaan AbdiXaashi Albaan oo Saaka 27.05.2015 aroortii ku geeriyoodey Goblka Minnesota, Minneapolis ee Dalka Maraykanka Waxaan Ilaahay uga baryayaa in Janaddii fardowsa ilahay ka waraabiyo Qabrigana ilaahay u nuuriyo dhamaan Caruurtiisi iyo eheeladdiisi iyo qarabaddiisi iyo dhamaan shacabka soomaaliyeed samir iyo imaan ilahay ha ka siiyo qofkasta oo yaqaynayna waxaan ka codsanayaa in uu iska Cafiyo una soo duceeya waa nabadoon soomaaliyeed kuna dheera Midnimada iyo Nabadda soomaaliya.
Waxaan si Khas ah Tacsidaan ugu Diraa Asiya Abdi Xaashi,
Canab Maxamed Xaashi,
Canab Salax Albaan oo habayn iyo Maalin Dul Fadhiyey.
Illaahay naxariistii jano haka waraabiyo marxuumka.
Aamiin Aamiin