Waxaa caawa Lagusoo kala kacay wadahadalkii u dhexeeyey Xukuumada Soomaaliland iyo Xisbiyada Mucaaradka.
Wadahadalku markuu uu soo dhamaadey ayaa Gudoomoyaha Xisbiga Mucaatadka Cabdoraxmaan Ciro oo Saxaafada la hadley wuxuu sheegey in Wadahadalkii uu burburay uuna Beesha Caalamka ka dalbanayo in lasoo kala dhex galo.
Dhinaca kale Xisbiga muxaafidka waxay sheegeen in Wadahadalku uusan burburin ee loo balamey mudo laba cisho ah kadib iyagoo hadalkooda raaciyey ineysan habooneyn in lagu dagdago in saxaafadaha loosheego oo aan lagu dagdagin in la yiraahdo shirkii waa burburay.
Hoos ka daawo Video-Ga shorka jaraa’id ee aycwada qabteen labada dhinac