Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Dhagayso Siyaasi Faysal Rooble oo sharaxaya shirkii Talyaaniga ee u dhexeeyey Puntland/Jubaland iyo Talyaaniga, sheegeyna in beesha Caalamku ay fahmeen waxa Muqdisho ka socda

$
0
0

faysal rooble
Bilowgii bishaan Maajo waxaa Magaalada Rome ee Talyaaniga ka dhacay shir sadex geesood ah oo u dhexeeyey Dowlada Talyaaniga iyo Dowladaha Puntland iyo Jubaland, shirkaas waxay Dowlada Talyaanigu si khaasa u casuntay Aqoonyahan Faysal Rooble, kulanka Talyaaniga iyo Labadaan MAamul wuxuu ahaa mid ay Dowlada Talyaanigu ay dooneysay iney si gaara ula shaqayso labadaan Maamul.

Mudane Faysal wuxuu sheegey inuu shirkaas ahaa mid muhiim u lahaa Dowlada Puntland, dhinaca kalena isbarasho iyo kulan u ahaa Dowlada Jubaladn, wuxuu kaloo sheegey iney hada muuqato in deeq bixiyaashu ay ka daaleen Muqdisho oo noqotey God dabada ka daloola wixii la geeyana aysan dhaafin.

Hadaba aqoonyahan Faysal Rooble ayaa si qodo dheer uga warbixinaya shirkii Rome, ee hoos ka dhagayso.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles