Alla ha u naxariistee waxaa goor dhaweyd geeriyoodey Xildhibaan Yuusuf Maxamed Dirir Oo Kamid ahaa mudanayaasha Baarlamaanka Federaalka kasoo ay kooxo hubeysan weerareen maanta, Wuxuuna u geeriyoodey dhawac soo gaaray.
Kooxo hubeysan ayaa Xildhibaanka iyo Xildhibaan Cabdalla Boos oo isna hada dhawac ah waxay ku weerareen wadada Maka Almukarama waxayna uga tageen meyd ahaan.
Dhawicii ayuu u geeriyoodey goor dhaweyd.
Puntlandi
Muqdisho