Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Ardeydii ka badbaadey weerarkii Garisa Universaty oo iminka bilaabaya Jamacad ku taal Magaalada Eldoret

$
0
0

gar
Ardeydii ka badbaadey Weerarkii Al-shabaab ku xasuuqeen Ardeyda Jaamacada Gaarisa ayaa iminka iska diiwaan galiyey Jaamacada Moi University ee Magaalada Eldoret

Prof Nathan Ogechi oo ka tirsan Wasaarada Waxbaershada Kenya ayaa sheegey iney rajanayaan in 650 Ardey ay din u bilaabaan waxbarashadooda ka dib xasuuqii Jaamacada Garasa ka dhacay Abriil 2eedii.

Jaamacada ay hada bilaabi doonaan Ardeydu ayaa waxay ku taal Magaalada Eldoret oo dhacda Galbeedka Kenya.

2dii Boshii April sanadkaan ayay ahayd marki ay koox ka tirsan Al-shabaab ay si arxan daro ah ugu dileen 148 qof jasmacada Garisa, 142 ayaa ardey ahayd.

Puntlandi.com
Nairobi


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles