Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Sanadkii hore Qaahira waxay koobka dirqi uga qaadey Garowe City, Sanadkaana waa Qahira iyo Qardho

$
0
0

Koobka Magaalooyinka bariga iyo Bartamaha Afrika ayaa Puntland Waxay ka gaartey guul ay sababtay in Ciyaartooyda Reer Puntland ay noqdaan kuwo kooxaha kale ee Afrika ay gacan u taagaan.

Sanadkii hore kooxda Kubada Koleyga Ee Garowe waxay gaartey Finalka, Maantana waxaa Finalka taagan Magaalada Qardho.

Galabta ayayna dhaceysaa Ciyaarta Finalku oo waxaa natiijada kala socon kartaa Puntlandi.com.

1551777_10153272738731826_5016060037099675957_n

11295653_10153272742406826_7292183116086123456_n


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles