INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN
Anagoo ah dadka uu magacooda hoos ku qoran yahay, aadna uga tiiraanyaysan geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Allaha u naxariistee adeer General Maxamed Axmed Samankaab(General Maxamed Dirir) oo 14 June 2014 ku geeriyootay magaalada Magaalada Garowe ee ah magaala madaxda Puntland, waxaan tacsi u diraynaa qoyskii, eheladii, asxaabtii marxuumka, iyo umadda Soomaalida gaar ahaan shacabka Puntlandi. Waxaan Illaahay marxuumka uga baryaynaa inuu u danbi dhaafo, Jandii fardowsana geeyo, anaga dhamaanteena Illaahay samir iyo iimaan hanaga siiyo. Aamiin.
Waxaa tacsidaan diraya dadka magacyadoodu hoos ku qoran yihiin:
1. Maxamuud Xaaji Aadan Daarood iyo xaaskiisa
2. Maxamed Yuusuf iyo xaaskiisa Ayaan Cali Mire
3. Axmed Nuur Maxamed
4. Nadiifo Faarax
5. Saharo Axmed iyo Odaygeeda
6. Deeqo Cismaan Jirac
7. Mako Ashkir
8. Khadiijo Diiriye Gurey
9. Cabdullaahi Cilmi Cali Takar
10. Saciido Xoosh Gaashaan
11. Faadumo-shiino Axmed Daad
12. Kaltuun Axmed Buux
13. Cabdirisaaq Faarax Cali Karood iyo Xaaskiisa Luul Axmed Guhaad
14. Luul Shiikh Daahir iyo odyaygeeda Maxamed Cismaan
15. Guuleedyare Nuur iyo reerkiisa
16. Shukri Xirsi Ciise Cali-Magan
17. Makris Garabyare
18. Maxamed Dalmar Cabdiraxmaan
19. Mahad maxamed Dalmar
20. Cali Waris iyo xaaskiisa Shukri Dilaal
21. Khadar Ciise Cali
22. Maryam Waabar
23. Asli Ciise Ooray
24. Xaawo Cuuke
Waxaa kale oo tacsidaas mid la mid ah dirayaa dad badan oo aan halkaan magacyadooda lagu soo koobikarin oo ka mid jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaaladaan Ottawa. Dhamaantood waxay Ilaahay uga baryayaan inuu hooy uga yeel janatul Fardowsa.