Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Jaaliyadda Puntland ee dalka Jarmalka oo tacsi ka diraya Geerida ku timid  marxuumad Xaadsan Cali-Ilweyn 

$
0
0

“ inaa Lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun“

Anagoo ah Jaaliyadda Puntland ee ku nool dalka Jarmalka waxaan halkan tacsi uga direynaa Qoyskii, Eheladii iyo Qaraabadii ay ku laheyd Aduunka marxuumad Xaadsan Cali-ilweyn inuu Eebe samir iyo iimaan ka siiyo marxuumadan uu Jannadiisa ugu naxariisto.

Gaar ahaan waxaan halkan tacsi uga direynaa awlaadii ay dhashey iyo kuwii ay sii dhaleenba ee qoyska reer Faarax Xayir , sidoo kale Walaalihii qoyka reer Cali-ilweyn iyo kuwii ay sii dhalaanba, anagoo leh samir iyo iimaan Eebe ha idinka siiyo marxuumad xaadsan Cali-ilweyn.

Magacyada Jaaliyada Puntland ee direysa tacsida.

1.    Dr. Cismaan cabdulle Shire

2.    Dr. Axmed Abu Shacar

3.    Dr. Cabdulaahi Mohamed Caato

4.    Mohamed Cali madhoodhe

5.    Cabdi Faarah Cali-qase

6.    Cabdulqadir Xaaji Cali (malaay)

7.    Cabdirisaaq Mohamed Xirsi

8.    Mahdi cabdisalaam khalif

9.    Axmed Cabdi Cali (BHF)

10. Ahmed Mohamed Saalax(Diinaash)

11. Cali Faarax Curdan

12. Ahmed-daahir Ismaciil Carabey

13. Sheekh Mohamed Falaax

14. Khalid Mohamed Warsame

15. Bashiir Saleebaan M. Cawaale

16. Mohamuud Kaarshe (timoweyne)

17. Eedo Faadumo Yuusuf Dhuux

18. Eedo Nuuro Ibraahim  

19. Eedo Isniino Barre

20. Muraayo Cabdulaahi Daud

21. Khadro Aden Haaruun

22. Xaaliimo Cumar

23. Sahro Qoordheer

24. Faadumo Cali Barre

25. Saafi Yuusuf

26. Caasho Abshir C. Kooshin

27. Caasho Axmed Nimcaale

28. Luul Ciise

29. Xaliimo Khamiis

30.   Iyo dhamaan Jaaliyada Puntland ee kale 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles