Deg-Deg: Inaalilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun
Alla ha u naxariistee Waxaa shalay galab 15.06.2014 Shil gaari ku geeriyoodey Qalbi Axmed Jaamac oo ahaa Wasiir ku Xigeenka Adeega Bulshada ee Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya, Marxuumka ayaa shilka galay xili uu ka soo baxay Dirir dhabe uuna kusii jeedey Jig Jiga,
Waxaa Tacsida diraya guud ahaan Jaaliyadaha mataanaha Puntland iyo Jubaland ee Denmark , waxaa kaloo tacsida diraya jaaliyada Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ee Denmark
Oday Bootaan Bare Samatar
Oday Cabdi Xasan Abuukar(Cabdi Madoobe)
Suldaan Axmed Xasan Keenadiid
Oday Cabdi Abshir Aaden
Oday Salaad Ileeye
Oday Cabdi Xasan Ciid
Oday C/risaaq Yuusuf Cali Xoosh
Xaaji Mohamed Hussein Daaniye
Dr. Saciid Ahmed Oor
Yaxye Dhaladheere
Ali Cabdi Kawis(Cali Qalinle)
Maxamuud Siciid (Surka)
Cabdikariin Ciise Cali
Maxamud Ahmed Cali Ilkacase
Cabdisalaan Cali Askar
Eedo Xaliimo Soofe
Haweeyo Farax
Baashi Xasan Tubaako
Axmed Dibe
Cabdinaasir Wacbuudhan
Cabdirshiid Burburshe
Saciid Cabdille Cali Ilweyn
Cumar Sheikh Xaashi
Cali Foor
Cabdirshiid Siyaasi
Jamac Axmed Nuur
Cabdimaalik Qar iskaxoor
Cabdullahi Guuleed
Ibraahim Cabdi Qayaad
Liibaan Farax Xayir
Maxamed Axmed(Bashiir Cagay)
Cabdulahi xuseen Calas
Cabdirshiid Shirwac
Maxamed Jamac Sooyaan
Mohamuud Khaliif
Xalwo Xirsi Tinle
Darmaan Xuseen Cumar
Eng. Maxamuud C/qaadir Xaaji Xuseen
Maxamed Xasan Gelle
Maxamed Aaden Dheere
Xildhibaan Ibraahim Dhaqane
Ing. Cumar Maxamud Cabdi
Abwaan Axmed Xuseen Farax(Heeryo)
Siciid Xuseen Faarax
Husein Beynax Bare iyo Marwadiisa Haliima Abuukar Hileye
Cabdi-Shaahid Mahamed Bare
Shiekh Shiine Xirsi Nuur
Maxamuud Cabdi
Yuusuf Cali Ilweyn
Axmed Maxamed Isse (Dhakal)
C/laahi Axmed Gabayre
C/rashiid Salaad (Nuune)
Faarax Ciise Saciid
Maxamed Cali Cabdulle
Jabriil Aden Galool
Sheekh Siciid Karuur
Cabdixaliim M.Cali Ilweyn
Cabdiraxiin Xasan Shabuuti
Maxamuud Muse Xasan-weli
Maxamed Cabdilaahi Xaashi (Eelay)
Cabdirashiid Khalif Cali
Cabdiqaadir Sandeyl
Cabdulaahi Cali Shaandhe
Ing. Maxamed Cabdulaahi Xuseen
Sheekh Axmed Siciid