Beesha Ismaaciil Jibraahiil ayaa dhowaan yeelan doonta Beeldaajiye cusub ka dib markii uu geeriyoodey Beeldaajiyihii
Waxaa hada socda abaabulka ku caana shubka Beeldaajiyaha cusub oo sida aan warka ku heyno noqon doona Maxamed Cabdullaahi Awcusmaan.
Gudiga abaabulka ku caano shubka Beel daajiyaha
Prof. Cabdisalaan Maxamed Ciise
Maxamed Cabdicasiis
Dr. Cabdifataax Shiino
Eng. Yusuf Maxamrd Aaden Roore
Maxamed Maxamuud Indha buur
RAMLA Xuseen Aaden
Ubax Yusuf Maxamed
Rooda Nuur
Yusuf Ali Maxamed
Cilmi Muuse Axmed
Sadaam Xuseen Aaden
Farxiyo Maxamed Aaden