Ka dib iscasilaadii Wakiilka Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya AMISOM Danjire Mahamat Saleh Annadif, ayaa booskiisa si ku meel-gaara waxaa loogu magacaabey Haweenayda la yiraahdo Lydia Wanyoto Mutende oo iyana horey uga tirsanayd Madaxda Ururka AU.
Waxay xilka la wareegaysaa 2-luuliyo xiligaasoo Ambasador Anadif uu shaqada ka tagi doono, ka dib is casiladiisii shalay.
Puntlandi
Nairobi