Maanta waxaa furanta hore ee Koonfurta Gaalkacyo ka bilawday Dagaal hub waaweyn loo adeegsanayo, Kasaarihiisana ilaa hada lama kala cadeyn karo.
Dhinaca Puntland waxay Ciidanku xakameeyeen in Saxaafada ag tagto Ciidanka laakiin hada Dagaalka socda wuxuu usii durkay dhinaca koonfurta oo huganka Hubka wuu sii durkay.
Wariye madax banaan oo dhinaca Galmudug jooga wuxuu kusoo waramayaa in 7 dhawacyo la keenay Isbitaalka Xaafada Baraxley.
Dhinaca Puntland waxaa ilas hada Isbitaalka soo gaaray ma joraan laakiin warar Puntlandi helayaan waxay sheegayaan in hal askari uu dhintay.
Puntlandi.com
Gaalkacyo