Waxaa tacsi loo dirayaa Dhamaan Ehelkii Qaraabadii iyo Caruurtii uu ka baxay Marxuum Ciise Cumar Axmed Gurey oo Xalay ku geeriyoodey Magaalada Sydney ee Dalka Australia.
Waxaan illaahay uga baryeynaa Marxuumka Jano waarta iyo dambi dhaaf iyo in Illaahay samir iyo iimaan ka siiyo Ehelkiisii.
Aaamiin Aaamiin
Waxaa tacsida nasoo Gaarsiiyey
Cabdi wali Muuse Cali-Ilweyn