Jaaliyada Puntland ee Copenhegan Denmark ayaa ka tacsiyeynaysa geerida Marxuum Maxamed kamaaludiin Xaji Aden oo Copenhegan ku geeriyooday.
Waxaa marxuumka illaahay looga baryayaa jano waarta iyo dambi dhaaf iyo in Illaahay samir ka siiyo Ehelkiisii iyo Asxaabtiiba.
Cidii aaska kasoo gaarta waxaa Marxuumka waxaa la aasayaa 7/10/16 Masjidka Waqafka .Salada jamcaha.
Waxaa nasoo gaarsiiyey Ehelkiisa