Quantcast
Channel: admin
Browsing all 3508 articles
Browse latest View live

Breaking– Qarax ka dhacay Garoonka Diyaaradaha Brussels

Garoonka Diyaaradaha Brussels ee Caasimada Dalka Belgium ayaa waxaa saaka abaaraha 8;00 subaxnimo ka dhacay Qarax. Qaraxa oo laba ah ayaa la sheegey inuu ka dhacay goobaha Chekc in ka ee Shirkada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

BREAKING NEWS–Dowlada Puntland oo shaaca ka qaadey in Howlgalkii Sifeynta...

Wasiirka Warfaafinta Puntland oo maanta Talaado 22 maarso 2016 shor jaraa’id ku qabtay Garowe ayaa shaaca ka qaadey in Dowlada Puntland ay soo afjartay howlgalkii lagula dagaalamayay Al-shabaab....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya oo u hambalyeyey Puntland

Madaxweynaha Dowlada Deegaanka Soomaalida ee Itooboya Mudane Cabdi Maxamud Cumar ayaa hambalyo u diray Ciidanlka, Dowlada iyo Shacabka -Puntland isagoo ugu hambalyeeyey guusha deg dega ah ee ay ka...

View Article

Breaking News : – Madaxweyne Xasan Sheikh oo safar deg deg ah oo istusnimo ah...

Warar ay Puntlandi kasoo xigteen ilo wareedyo ku sugan Villa Muqdisho ayaa tibaaxaya in hogaamiyaha ay madax martey afkaarta 4.5  waa Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud uu qorsheynayo in uu safar...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Breaking News : – President Abdiwali Gaas Makes Surprise Visit to Troops in...

The President of Puntland Government Abdiweli Mohamed Ali has paid tribute visit to Puntland Defence Forces bases in Suuj Valley and Gara’ad after they have dismantled terrorists’ influx in seaside...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Puntland People’s state ownership defeated Al-Shabab

Puntland Defense forces were getting extraordinary support from the Puntland community defeated badly and made the worst loss that has even faced Al-Shabab more than 167 have killed and 106 captured....

View Article

Daawo heestii dareenka Shacbiga : – Ha ku dagmin danab-yada Difaaca...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Sawiro) Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Puntland oo lagu marti qaadey...

Waxaa maanta laga martiqaaday Baarlamaanka Boqortooyadda Ingriiska Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Dowladda Puntland Mudane Deeq S Yusuf isagoo xafiiskiisa  kula kulmay Mudane Xildhibaan Andrew...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

BREAKING NEWS : – Qorshaha cusub ee Raysal wasaare Cumar uu la yimid Garowe...

Illo lagu kalsoon yahay ayaa Warsidaha Puntlandi uga waramey Qorshaha cusub ee Raysal wasaare Cumar Cabdirshiid xambaarsan yahay ee uu la yimid Caasimada Puntland ee Garowe ee ah sidii Puntland iyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulamada Garowe ka socda oo laba ajande kala leh iyo Wararkii Ugu Dambeeyay

Kulamada ka socda Garowe ayaa laba waji kala xambaarsan sida uu Puntlandi u sheegey Sargaal ka tirsan Dowlada Puntland. Kulamada Ra’iisul Wasaaraha ayaa ah kuwo xambaarsan arrimo siyaasadeed oo ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirarkii Hiiraan oo guuldaro ku dhamaaday iyo madaxweyne Xasan Sheekh oo dib...

Wararka uga dambeeyey ee laga helayo Magaalada Baledweyne ee Caasimada Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Shirarkii uu Madaxweyne Xassan Sheikh la lahaa Ugaasyada Gobolka Hiiraan uu Fashil ku soo...

View Article

Hambalyo Aroos:-Mudane Maxamed Cismaan Shanle iyo Murwo Aamina Maxamuud...

Dhamaan Magacyada dadkan Hoos ku qoran oo ku kala Nool Daafaha Caalamka Waxay Hambalyo Aroos udirayaan Lamaanada Isdoortay ee kala Ah Mudane.Maxamed Cismaan Shanle iyo Murwo Aamina Maxamuud Sardheeye...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gen. Mohamed Osman Qaadi oo Ciidanka Puntland u hambalyo u diray

Anigoo ku hadlaya magaca Saraakiisha Ciidamada Qalabka sida ee Somaliyeed ee Qurba Joogta North America, Ugu horreyntii waxaa sharaf weyn noo ah in Ciidamada Difaaca Puntland ay guul ballaaran ka soo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Beesha Caalamka oo digniin kama dambeys ah oo ilaa 10. April ah siisay...

Madaxweynaha Soomaaliya Md Xassan Shiikh Maxamuud oo Beesha Caalamka Siisay Digniin Kama Danbeeyn ah Waqti Dhan Ilaa Iyo Bisha April 10 2016 in uu kusoo afmeero The Election Implementation Plan. Shir...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

HIRAALKA  HAGAAGSAN W/Q Dr.Saadiq Enow

Mahadda Eebe dabadeed, waxaan marinayaa mowjadaha ogaallada tebiya hambalyo iyo bogaadin ku socota ciidamada Dal-udug, guushii ay dhowaan ka soo hoyeen dagaalkii ay la galeen kooxihii weerarka ahaa....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Madaxweyne Gaas iyo Wafdigii Turkiga oo caawa u Casho iyo qaxweysi...

Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo ay weheliyaan Wafdigii ka socdey Turkiga ee maanta (Arbaco 30.03) soo booqdey Garowe ayaa caawa fiidkii waxay u casho iyo shaaheysi...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Saciid Cali Yusuf (Gaadayare) oo ku geeriyooday Qarixii saaka

Alla ha u naxariistee waxaa la xaqiijiyey in Qarixii saaka ka dhacay Hotel Unlaaye ee Magaalada Gaalkacyo uu ku geeriyoodey Agaasimihii Dhaqaalaha Gobolka Midug Marxuum Saciid Cali Yusuf oo loo...

View Article


Madaxweynihii hore Dr. Faroole oo ka tacsiyeeyey geeridii Marxuum Gaadayare

Madaxweynihii hore ee Puntland Dr.Cabdieaxmaan Sheikh maxamed Faroole ayaa ka tacsiyeeyey geeridii maanta ku timid Marxuum Saciid Cali Yusuf Gaadayare oo qarax ismiidaamin ah lagu diley maanta. Mudane...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Md. Cabdiwali Sheikh Ahmed oo Shacabka...

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheikh Ahmed oo iminka ku sugan Magaalada Qaahira ee Dalka Masar ayaa ka tacsiyeeyey geeridii Marxuum Saciid Cali Yusuf (Gaada yare) iyo...

View Article

Akhriso waraysi uu Puntlandi siiyey Sargaal ka tirsan Sirdoonka...

Sargaal ka tirsan Ciidanka Sirdoonka Puntland (PIA) ayaa Waraysi kooban oo uu siiyay Warsidaha Puntlandi uga waramay  La-dagaalanka Argagixisada. Sargaalku wuxuu noo sheegey in Siyaasada Puntland ee la...

View Article
Browsing all 3508 articles
Browse latest View live