Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Breaking– Qarax ka dhacay Garoonka Diyaaradaha Brussels

$
0
0

Garoonka Diyaaradaha Brussels ee Caasimada Dalka Belgium ayaa waxaa saaka abaaraha 8;00 subaxnimo ka dhacay Qarax.

Qaraxa oo laba ah ayaa la sheegey inuu ka dhacay goobaha Chekc in ka ee Shirkada Diyaaradaha Maraykanka.

Khasaare aan dhawac ahayn ma jiraan illaa hada.

Faahfaahinta filo goor dhow.

Puntlandi Yurub.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508