Madaxweynihii hore ee Puntland Dr.Cabdieaxmaan Sheikh maxamed Faroole ayaa ka tacsiyeeyey geeridii maanta ku timid Marxuum Saciid Cali Yusuf Gaadayare oo qarax ismiidaamin ah lagu diley maanta.
Mudane Faroole ayaa Tacsi u diray Caruurtii Marxuumka, Qoyskii,Qaraabadii iyo Guud ahaan Shacabka Puntland.
Wuxuuna marxuumka illaahay uga baryey jano waarta iyo Dambi dhaaf.
Puntlandi
Garowe