Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

2 dhimasho ah iyo 100 dhawac ah shil tareen oo ka dhacay Koonfurta Jarmalka

$
0
0

OK-Bad-Aibling-togulykke
Saaka oo ah talaado ah ayaa shil Tareen wuxuu ka dhacay Magaalada Bad Aibling oo koonfur bari kaga beegan Magaalada München.

Laba tareen ayaa isku dhacay waxaana ilaa hada ku dhintey 2 Qof ugu yaraan Boqol Qofna waa ku dhaawacmeen.

Booliska Oberbayern Süd ayaa sheegay in shilku uu dhacay abaarihii 7 subaxnimo, Shir jaraa’id oo shilka ku saabsan ayay Bileysku qaban doonaan 12 ka duhurnimo.

Gobolka Bayern waxaa degan Soomaali badan oo badan Dadka hada soo galay Dalka, ilaa hadana lama oga in Soomaali saaraayeen Tareemada isku dhacay.

Wixii soo kordha kala soco Puntlandi

Puntlandi.com
Germany


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles