Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Agaasimaha Amniga Garoonka Diyaaradaha Bosaso oo la magacaabay

$
0
0

Gaceyte-e14Wararka aan ka helayno Madaxtooyada Puntland ayaa noo xaqiijiyey in Cabdixakiin Xuseen Gacayte loo magacaabay Agaasimaha Guud ee Amniga Garoonka Diyaaradaha Bosaso.

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa wada tashi iyo soo jeedin kadib wuxuu u Magacaabay Mr. Gaceyte inuu noqdo Agaasimaha Guud ee Amniga Bosaso International Airport.

Cabdikiin Xuseen Gacayte Agaasimaha Guud ee Bosaso Intr. Airport waa Aqoonyaha dhalinyaro ah oo kasoo jeeda Qoys ganacsiga caan ku ah deegaanada Puntland.

Puntlandi.com
Garowe


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles