Quantcast
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Tacsi –Marxuum Mahad Cabdullaahi Takar oo ku geeriyoodey Danmark, Waxaa diraya reer Bulqaas

Image may be NSFW.
Clik here to view.
tacsii
Anagoo kala ah Maxamuud Bulqaas,Khadiijo Bootaan,Nuux Maxamuud Bulqaas,Maxamed Cali Dhoonkir, Saciido Bootaan waxaan halkaan tacsi uga direynaa qoyskii iyo eheladii uu ka baxay Mahad Cabdullaahi Timayare Takar oo shalay (5 feb.2016) ku geeriyooday Magaalada Aarhus ee Dalka Danmark.

Mahad Cabdullaahi waxaan ilaah uga baryeynaa inuu u fududeeyo su,aalaha qabriga uuna ka badbaasho cadaabta qabriga, ilaahna ka waraabiyo janatul fardowsa.
Aamiin yaa allaah.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles