Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Beesha Caalamka oo maanta kusoo wajahan Garowe

$
0
0

iyadoo kulamadii wadatashiga ee maalmahaan Garowe ka socdey ay kusoo dhamaadeen in la adkeeyo go’aankii Dowlada Puntland ay ku diiday iney qayb ka noqoto Doorashada Ogoosto ee Federaalka, ayaa waxaa maanta Garowe kusoo wajahan Wafdigii la sugayay ee Beesha Caalamka.

Wafdigaan Beesha Caalamka ayaa la filayaa iney gacmo maran kala noqon doonaan magalaada Garowe ee caasimada Dawlada Puntland.

Kulamadii Baarlamaanka, qaybaha Bulshada iyo Odoyaasha dhaqanka waxaa kasoo baxay natiijo ah in aysan sinaba Puntland aysan uga qayb qaadan Doorashada Federaalka hadii lagu saleeyo 4.5.

Puntlandi.com
Bosaso


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles