Quantcast
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

(Sawiro) Madaxweyne Gaas oo Faahfaahin ka Bixiyay Safarka uu ku Aaday Itoobiya

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo uu weheliyo Wasiirka Ganacsiga Dawladda Puntland ayaa maanta safar shaqo oo gaaban ugu amba baxay magaalada Addis Ababa ee Caasimadda Waddanka Itoobiya kadib markii uu Casumaad rasmi ah ka helay Dawladda Itoobiya.

Madaxweynaha ayaa sheegay in uu safarkiisu ku qotomo casumaad rasmi ah oo uu ka helay Dawladda Itoobiya.

“Maanta waxaan safar shaqo oo kooban  ugu amba baxayaa waddanka Itoobiya, waxaana u aaday casumaad rasmi ah oo aan ka helay Dawladda Itoobiya, waad ogtihiin oo Puntland iyo Itoobiya waxa ka dhexeeya iskaashi dhinacyada ganacsiga, Nabadgeliyada iyo la dagaallanka Xagjirnimad ah”ayuu yiri Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali.

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa sidoo kale sheegay in Dawladda Itoobiya ay Puntland kala shaqayso, dhinacyada sugidda Amniga, la dagaallanka argagixisada iyo xiriirka ganacsiga, isla markaana uu dawladda itoobiya kala hadli doono arrimahaas oo dhan iyo sidii shirkadaha ganacsi ee  Itoobiya ay maal gashi ugu samaysan lahaayeen Puntland.

Hoos Ka Daawi Sawirada;-

Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_0931
Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_0925
Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_0924
Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_0925
Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_0931
Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_0951
Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_0940
Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_0924
Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_0919
Image may be NSFW.
Clik here to view.
IMG_0940

www.puntlandi.com.

 

 

 

 

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles