Quantcast
Channel: admin
Browsing all 3508 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

BREAKING NEWS—Puntland oo ku gacan sayrtay go’aan ay wada qaateen Dowlada...

Kulan uu shir gudoominayay Raysal wasaare Cumar Cabdirshiid ayaa goor dhaweyd soo gabagaboobey. Ra’iisul wasaaruhu wuxuu shirka ka akhriyey Mowqifka Dowlada Federaalka oo ah in Aqalka Baarlamaanka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

War Deg Deg ah — Madaxweyne Gaas oo shir jaraa’id qabtay,sheegayna in...

Madaxweynaha Dowlada Puntland oo Shir jaraa’id ku qabtay Villa Soomaaliya ayaa sheegay in Puntland aysan jirin cid ku khasbi karta waxaysan rabin sidaas awgeed Go’aanka aywada gaareen Dowlada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

War Deg Deg ah–Madaxweyne Axmed Madoobe oo aqbalay go’aankii Dowlada...

Madaxweynaha Dowlada Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa aqbalay soo jeedintii go’aankii Dowlada Federaalka ee ahaa in Baarlamaanka lagusoo xulo 4.5 tasoo dhalisay in Wafdigii Jubbaland...

View Article

Daawo shirkii jaraa’id ee Madaxweyne Gaas uu maanta ku qabtay Muqdisho

View Article

Banaanbaxyo ka socda Magaalooyinka Puntland

Guud ahaan Puntland waxaa ka socda saaka isusoo bax lagu taageerayo Madaxweynaha Puntland iyo Wafdigiisa laguna bogaadinayo Go’aanka ay ka qaateen iney qayb ka noqdaan in Soomaaliya mar kale lagusoo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Video–presidents Kenyatta “KDF soldiers ‘will fight on until there is peace...

Video– presidents Kenyatta ” I have today (yestarday 27 jan.)attended a special inter-denominational service to celebrate the lives, to honour the service, and to mourn the deaths of our gallant...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sawirka maanta “Somaalinimo diidaye oo sad-bursi baad rabtaane, Wallee sidan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wefdi maaweelo iyo khiyaamooyin cusub xambaarsan oo uu horkcayo Cumar...

Kadib markii Xukuumada iyo Shacbiga Puntland ay fashiliyeen shirqoolkii loogu tala galay in lagu Dulimiyo oo lagu duudsiiyo shacbiga Puntland ee ay wateen Xasan Sheikh iyo qaar ka tirsan Beesha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

OGAYSIIS DEG DEG AH oo ku socda Reer Minneapolis iyo nawaaxiga u dhow...

Dhamaan jaaliyada reer puntland ee ku nool gobalka minnesota in uu jiro banaan bax looga soo horjeedo go’aankii ay soo saartay Beesha Caalamku ee ku saabsanaa nidaamka doorashada 2016  waxaana ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tahniyad meher– C/raxman Axmed Calbato iyo Ramla Maxamed Cali Dayaxleef

Anagoo ah ehelada iyo asxaabta xaga hoose ku xusan, waxaanu hambalyo iyo bogaadin u direynaa C/raxman Axmed Calbato iyo Ramla Maxamed Cali oo maanta 30/01/2016 meherkoodu ka dhacay magaalada Helsink...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hambalyo meher–Siciid Maxamad iyo Xamdi Taabile oo meherkoodu ka dhacay...

Tahniyad Meher  oo faraxad  xambaarsan” Siciid Maxamad iyo Xamdi Taabile Waxaan halkan  Hambalyo  iyo bogaadin an la soo koobi Karin  uga  diraynaa  Mudane  Siciid Maxamad Cali Faarax  Daan, Siciid...

View Article

Dhagayso Faysal Rooble oo sharaxaya Qaabka doorashada Ogoosto 2016 ee DF iyo...

View Article

Tahniyad ku socota Axmed C/naasir Maxamed (axmed Kismaayo ) iyo Deeqo Cumar...

Waxaa tahniyad dhalasho loo dirayaa Axmed c/naasir maxamed (axmed Kismaayo ) iyo Deeqo Cumar Xasan Yuusuf dhuux oo wiil ugu dhashay 20 janayo 2016 Magaalada Aarhus ee Dalka Danmark wiilkasoo loo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

BREAKING NEWS–Dowlada Puntland oo si cad u diidey iney qaabisho Wafdigii...

Warar ay Warbaahinta Puntlandi heleen ayaa sheegaya in Dowlada Puntland ay hor istaagtay inay Puntland yimaadaan Wafdi ay hogaamin lahaayeen mid ka mida Mas’uuliyiinta ugu sareeya Dawlada Federaalka...

View Article

Daawo Jaaliyada Gothenborg ee Dalka Sweden oo taageerey go’aankii Puntland ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dawlada Federaalka oo joojisey Duulimaadyadii isaga gooshi jirey Muqdisho iyo...

Agaasimaha Hogaanka Socdaalka ee Dowlada Federaalka Cabdullaahi Gaafow ayaa warwad uu u direy Shirkadaha Diyaaradaha ka duula Muqdisho ayuu amar ku sioyey in laga bilaabo 21 Feberaayo ay joojiyaad...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Geeri “Alla ha u naxariistee Marxuumad Caasha Maxamed Warsame oo Xalay ku...

Waxaa Tacsi tiiraanyo Xambaarsan loo dirayaa Dhamaan Caruurtii Jeneraal Maxamed Jibriil Muuse Geerida ku timid hooyo Caasha Maxamed Warsame oo ahayd marwadii Janaraalka oo Xalay ku Geeriyootay Dalka...

View Article


War Deg deg ah : – Ganacsade Xirsi Aduunyo Oo Boosaaso lagu diley

Alla ha u naxariistee  Xirsi Aduunyo oo  ahaa Ganacsade aad caan uga ahaa magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa Boosaaso lagu diley Caawa. Kooxaha dilka gaystay ayaa ugu tagay xaruntiisa,waxaana...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Breaking News : – ( Faahfaahin ) Diyaaradii Daalo Airline waxaa ku Qarxay...

Warar hordhac ah oo ay Warbaahinta Puntlandi heshay ayaa sheegaya in Diyaaradii Daalo Airline ee Shalay shilka ku gashay hawada ay sababtu ahayd Qarax ka dhex dhacay diyaarada dhexdeeda. Diyaarada ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kenya,Jabuuti iyo Turkiga oo Baajiyay Duulimaadkoodii Muqdisho Tagi jiray,Sabab?

Garoomada Diyaaradaha Istanbul, Jabuuti iyo Nairobi ayaa hakad galiyey dhamaan Duulimaadyadii ka iman jiray Muqdisho. Kadib markii la ogaadey in Qarax ku qarxay Diyaaradii Daalo Airline ee shalay...

View Article
Browsing all 3508 articles
Browse latest View live