Warar hoose oo Puntlandi ka heleen madasha uu ka socdo wada hadalka u dhexeeya Dowlada Federaalka iyo Dowladaha Talada Dalka iska leh ee hoos yimaada Dowlada Federaalka ayaa sheegaya in laba qodob la isku mari waysan yahay iyadoo ay Maamuladu ay isku si doonayaan halka Dowlada Federaalkuna dhinac ka aragto labada qodob.
Qodobadan ayaa kala ah Dastuurka,Arrimaha Federaalka iyo Xuudadaha,waxaa jiray qodob sadexaad oo ku saabsan Ciiddanka Qaranka,,kaasi oo Dood dheer ka dib isna aakhirkii xal laga gaarey.
Laakiin wali waxaan xal laga gaarin qodobadaas, Waxaana rajo wayn lagu qabaa in iyana isla caawa xal loo helo.
Wadahadlkaan iyo Warmurtiyeedka kasoo baxaa way ka duwanaan doonaan shirarkii hore waayo kulankaan wuxuu u gogol xaarayaa Hiigsiga 2016.
wixii soo kordha kala soco Puntlandi.com.
www.puntlandi.com.