Ogeysiis: Xafladda soo dhoweynta Xildhibaan Cabdi Barre Yuusuf Jibriil,...
Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Wadanka Danmark, gaar ahaan magaalada Copenhagen waxaa la Ogeysiinayaa in Xildhibaan CabdiBare Yuusuf Jabriil oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya uu...
View Article(Sawiro) Safiirka Soomaaliya ee Dalka Cumaan iyo Qunsulkiisa oo booqdey...
Waxaa maalmahaan booqasho rasmi ah ku joogay magaalada salaala ee dalka Cumaan safiika cusub ee Somalia u fadhiya dalka Cuman Danjire Abdirizak farah Cali tano ,waxaa Danjiraha Safarka ku weheliyay...
View ArticleThe National Procurement information session held in Mogadishu
20, April 2015 MOGADISHU—Today Somali Government officials led by the Minister of Finance, Division of Financial Management Improvement held in Mogadishu an important anti-corruption meeting with...
View ArticleXildhibaan CabdiBare Yuusuf Jibriil oo kulan gooni ah xalay la qaatey...
Ka dib Xafladii balaarneyd ee shalay galab (Axad 19.04.2015) uu la qaatey Xildhibaan Cabdi Bare Yusuf Jaaliyada Soomaaliyeed ee Caasimada labaad Wadanka Denmark magaalada Aarhus ayuu isla xalay wuxuu...
View ArticleWarbaahinta Muqdisho oo ku farxday qarixii Garowe iyo Madaxweyne Xassan oo...
Warbaahinta Magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweysay, aadna ugu faraxday Weerarkii Argagixisadu ay maanta ka geysteen Magaalada Garowe, Caasimada Puntland. Idaacadaha iyo Websiteyada Muqdisho ayaa aad u...
View ArticleBREAKING– Qarax weyn ayaa wuxuu ka dhacay nawaaxiga Centeral Hotel ee...
Qarax xoogan ayaa goordhawayd wuxuu ka dhacay nawaaxiga Centeral Hotel ee Magaalada Muqdisho, Ciidanka amaanka ayaa durba gaarey Goobta. Wali tafaasiil lagamagaya khasaaraha, Wuxuuna u muuqdaa mid ay...
View Articlefaahfaahin kooban– Qaraxii maanta lala beegsadey Makhaayad kasoo horjeeda...
Qarax ayaa lala beegsadey Makhaayad ay ka cunteeyaan Shaalaha Dowlada Federaalku kasoo loo adeegsadey Gaari ay ka buuxaan waxyaabaha Qarxa oo lasoo dhigey Pariyanka Makhaayada. Makhaayada oo kasoo...
View ArticleInternational partners welcome the formation of the Jubba regional assembly
Mogadishu, 22 April 2015 –The United Nations, Inter-Governmental Authority on Development (IGAD), the European Union (EU), African Union Mission in Somalia, the United States of America, and the United...
View ArticleSaaxiibada caalamka oo soo dhoweeyay dhisidda baarlamaan goboleedka Jubba
Muqdisho, , 22 Abriil 2015 – Qaramada Midoobay, Urur-Goboleedka IGAD, Midowga Yurub (EU), Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), Dowladda Maraykanka iyo Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska...
View ArticleTacsi.. Marxuum Dr.Shariif Cabdulladhiif Sayid oo Jigjiga ku geeriyoodey
Waxaa 19 April 2015 ku geeriyooday Magaalada Jigjiga Marxuum Dr.Shariif Cabdulladhiif Sayid Axmed Sayid Saalax kana mid ahaa aqoonyahanka DDSI xilal farabadan ka soo qabtay Maamulka DDSI. Waxaana...
View ArticleJAALIYADDA PUNTLAND EE FINLAND OO QALAB GAARSIISAY MACHADKA INDHOOLAYAASHA...
Jaaliyadda Puntland ee Finland (Puntland Society of Finland) ayaa gaarsiiyay machadka indhoolayasha albasar ee garowe qalab isugu jira mashiinka ay wax ku qoraan dadka indhaha la’ iyo waraaqihiisa,...
View ArticleXildhibaan CabdiBare Yusuf oo booqdey Baarlamaanka Denmark
Maanta oo ay Tariikhdu tahay 24/04/015 waxaa lagu marti qaaday Xaruunta Barlamanka ee wadanka Danmark Xildhibaan Abdibarre jibril oo dhawaanahaan booqashu kukala bixinayey waqooyiga yurub....
View ArticleOgaysiis ku socda Jaaliyada Puntland ee Aarhus iyo nawaaxigeeda “Shirkii...
Gudiga Jaaliyada Puntland ee Magaalada Aarhus iyo Nawaaxigeeda Waxay ku Wargalinayaa Xubnaha Jaaliyada inuu dib u dhacay kulankii lagu balan sanaa ee Jaaliyada sidaas awgeed ay gudigu ka raali...
View ArticleTACSI– Marxuum Shakuur faarax nuur oo maanta oo sabti ah 25 Apr.2015 ku...
Waxaa Tacsi loo dirayaa dhamaan Ehelka, Qaraabada iyo Asxssbtii u ka geeriyoodey Marxuum Shakuur faarax nuur oo maanta oo sabti ah 25 Apr.2015 ku geeriyoodey Magaalada Muqdisho, Waxaan Marxuumka...
View ArticleChaos in Burundi after President Nkurunziza declared poll candidate
BUJUMBURA.. Police in the central African nation of Burundi on Sunday clashed with small groups of protestors, witnesses said, the day after the president was declared as candidate for a controversial...
View ArticleGaagaab ” Maamulka Gobolada dhexe waa maamul hoosaad ee ma noqonayo Maamul...
Mudane Maxamed Cali Yuusuf Gaagaab oo horey usoo noqdey Madaxweyne Xigeenka Puntland iyo Wasiirka Maaliyada Puntland oo caawa la hadley Puntlandi ayaa si kulul ugasoo horjeestey in Maamulka loo...
View ArticleMuseveni “”The Somali People are part of the ancient Cushitic People of...
President Yoweri Kaguta Museveni, who is also the Commander-in-Chief of the Uganda People’s Defence Forces, on Friday (April 24, 2015) wrote an article analysing the al-Shabaab war in Somalia and its...
View Article