Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Daawa Sawirada Xafiiska labaad ee Qaramada Midoobey oo Geed Xasuus ah u beerey marxuum Ambasador Baribari

$
0
0

Xarunta Qaramada Midoobey ee Geneva Dalka Switzerland ayaa todobaadkii tagay waxaa lagu qabtey Barnaamij lagu xasuusanayay isla Markaasna Geed Xasuusa loogu beerey Safoirkii Soomaaliya u fadhiyey Xarunta Qaramada Midoobey ee Geneva Marxuum Yusuf Baribari.

Munaasabada ayaa waxaa kasoo qayb galay Safiirada iyo Shaqaaalaha Xarunta.

Illaahay naxariistii jano haka waraabiyo Marxuum Ambasador Yusuf Baribari.

Hoos ka daawo sawirada

Unitnaton15-1-1Unitnaton15Unitnaton9Unitnaton14


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles