Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Dowlada Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa caawa fiidkii wuxuu ka duulay Garoonka Diyaaradaha Jumba Kenyata ee Magaalada Nairobi waxayna kusii jeedaan Dalka Talyaaniga.
Madaxweynaha ayaa maanta Muqdisho gaaray oo mudo saacado ah uu ku sugnaa Garoonka Aaden Cade halkaasoo uu uga qayb galay kulan dhex marayay Soomaaliya iyo Maraykanka.
Madaxweyne Gaas oo la kulmey Xoghayaha Arimaha Dibada Maraykanka John Kerry ayay ka wada hadleen Xaalada Soomaaliya iyo Hiigsiga 2016 ka.
puntlandi.com
Nairobi