Madaxweynaha Dowlada Puntland Mudane Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo qorshuhu ahaa inuu maanta jooga Rooma ayaa dib u dhigey safarkiisa Talyaaniga si ula kulmo Wasiirka Arimaha Dibada Maraykanka, Kulankasoo goor dhaweyd lasoo gabagabeeyey.
Madaxweynaha ayaa saacadaha soo socda wuxuu dib ugu soo laabanayaa Nairobi oo uu saaka uga duulay Muqdisho.
Sida Puntlandi warka ku heleen Madaxweynaha ayaa isla maanta wuxuu u Duulayaa Dalka Talyaaniga.
www.Puntlandi.com