Sawirkaan hore waa Madaxweyne Xasan oo 4 askari oo Ugandheys ah la yimid Garowe si ay u illaaliyaan isaga, Madaxweynaha Khudbadisii shalay uu ka jeediyey Garowe waxaa ka mid ahaa in ay Xamar ka sameeyeen Ciidan Qaran.
Sawirkaana waa Ciidanka khaaska ah ee Dowlada Puntland ugu tala gashey ilaalada Masuuliyiinta Shirka kasoo qayb gashey, waana Soomaali.