Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Daawo Alla ha naxariistee Ambasador Yusuf Baribari geeridisii oo siweyn looga dareemey Qaramada Midoobey

$
0
0

Illaahay naxariistii Jano haka waraabiyee Ambasadoor Yusus Maxamed Ismaaciil Baribari ma ahayn oo kaliya Halyey Soomaaliyeed wuxuu kaloo ahaa halyey Saameyn wayn ku lahaa Xuquuqul insaanka Caalamka, Ma ahayn oo qura Safiirka Joogtada ah ee Soomaaliya u jooga Xafiiska labaad ee Qaramada Midoobey ee Wadanka Switzerland, Wuxuu kaloo ahaa Nin saameyn weyn ku lahaa Shaqada Xuquuqul insaanka ee ka socotey Qaramada Midoobey Xafiiskooda Geneva.

Cafiiska labaad ee Qaramada Midoobey ee Geneva wuxuu ka ahaa nin aad loogu qadariyo shaqadiisa, Safiirada kale ee Caalamkuna aad u qadariyaan.

Maalmo ka hor intuusan geeriyoon wuxuu hormuud ka ahaa Barnaamij uu isagu soo hindisey kasoo saameyn weyn ku yeelan doona Xuquuqda Biniaadamka.

Hoos ka daawo Shaqaalaha iyo Masuuliyiinta Qaramada Midoobey Xafiiskooda Geneva oo marxuumku ka tirsanas oo xusey Marxuumka isla markaasna Geed Xasuusa u beerey.

waxaa goob joog ahaa Marwadii Marxuumka.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles