Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa wuxuu Jubaland kusoo dhaweeyey Wafuud isigu jira kuwo ka socda Dowlada Federaalka Soomaaliya oo uu hogaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Mudane Xasan Sheikh Maxamuud iyo Wafuud caalami aj oo ay jogaaminayaan Wasiirada Arimaha Dibada Itoobiy iyo Kenya iyo Masuuliyiin ka socda IGAD.
Wafdiga Puntland waxaa hogaaminaya Madaxweyne Xigeenka Puntland mudane Eng. Cabdixakiin Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey oo maalmahaanba sii joogey Jubaland.
Munaasabada Caleemo oo dhamaan Wufuuda kala duwan ay ka qayb galayaan ayaa iminka ka socota magaalada Kismaahyi ee Jubbaland.
Dhowaan ayay ahayd markii Baarlamanka Jubbaland ay doorteen Guddoomiyaha Baarlamanka Jubbaland iyo Ku xigeenadiisa.
Hoos Ka Daawo Sawirada;-
Puntlandi,Kismaayo.