Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Breaking– Ugu yaraan 126 qof ayaa ku geeriyoodey weerar ismiidaamin ah oo ka dhacey Masaajid ku yaal Yemen

$
0
0

breaking nesLaba Weerar oo ismiidaamin ah ayaa maanta lagu qaadey laba Masjid oo ay ka socotey Saladii jamcada Magaalada Sanca ee Dalka Yemen, Dhimashada ayaa caga cagaynaysa 126 qof oo uu kamid yahay Iimaan Caan ah oo ka tirsan Bulshada Shiicada kaasoo Iimaan ka ahaa Masjidka la weeraray oo lagu magacaabo Badri Masjid.

Weerarka oo ka dhacay Caasimada Yemen waxaa durba sheegtey Ururka IS ama Daacish loo yaqaan.

Dhawaca oo aan la tiro koobin ayaa isna badan waxaana weerarka geystey laba Naftii halige.

Puntlandi.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles