Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Ogaysiis ku socda Soomaalida UK “Xaflada soo dhaweynta Xildhibaan Cabdi Bare Ysuf oo London ka dhici doonta”

$
0
0

Cabdi bareWaxaa lagu wargalinayaa Umada Soomaaliyeed ee UK gaar ahaan Reer London inuu imaanayo Xildhibaan Cabdi Bare Yusuf lagunasoo dhaweynayo Xaflad uu Jaaliyada uga xogwarami doono Xaalada Soomaaliya.

Xildhibaanka waxaa marka hore lagusoo dhaweynayas Garoonka Diyaaradaha Heathrow Airport 26 maarso 2015 saacadu markay tahay 6:30 AM.

Xaflada Cashadu waxay ka dhacaysaa

“SUNLOUNGE BANQUETING”
ATLIP ROAD,
ATLIP CENTRE,
WEMBLEY

29.03.2015
saacada 6:00 PM

Fadlan wakhtiga hala dhowro


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles