Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Daawo Duliga dahsoon, Cabdi Yuusuf ibraahim (Shuuke) iyo gurigiisa Mudisho

$
0
0

Boqolaal kun oo Soomaali ah ayaa Guryohooda siyaabo kala duwan loogu heystaa Magaalada Muqdisho, Cabdi Yuusuf ibraahim (Shuuke) oo aad Video-gaan ku daawan doontaan ayaa kamid ah Dadka hantidooda sida Bareerka ah loogu heysto Muqdisho.

Bal naa daawada Qisadaan la yaabka leh ee ku dhacdey Cabdi Yuusuf ibraahim (Shuuke)


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles