Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Tacsi Marxuum  Xaaji Maxamuud Ciise Samatar oo 20 Maarso 2015 ku geeriyoodey Nairobi

$
0
0

tacsiWaxaa tacsi loo dirayaa dhamaan Qoyskii, Ehelkii iyo Asxaabtii uu ka geeriyoodey Alla ha u naxariistee Marxuum  Xaaji Maxamuud Ciise Samatar oo shalay oo jamce ah 20 maarso ku geeriyoodey Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya.

Waxaan Mqrxuumka illaahay uga baryaynaa Jano waarta iyo dambi dhaaf iyo in illaahay samir ka siiyo Ehelkii uu ka tagay.

Aaaliin Aaamiin Aamiin


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles