Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Xildhibaan Cabdi Bare oo la kulmi doona Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee UK iyo Scandinavianka

$
0
0

2015-03-16 16.01.58Xildhibaan CadiBare Yuusuf Jabriil oo Casumaad ka heley Jaaliyada Soomaaliyeed ee Qurbaha qaarkood ayaa laguwadaa inuu soo gaaro Yurub daba yaaqada bushaan Maarso.

Xildhibaanka ayaa safarkiisa kasoo bilaabaya London halkaasoo uu kulan uu kaga xogwaramayo Soomasliya uu la qaadan doono Jaaliyada Soomaaliyeed ee UK.

Wuxuu kadib ugudbayaa Caasimada Labaad ee Sweden Magaayalada Gothenborg halkasoo uu iyana kula kulmi doono Jaaliyada Soomaaliyeed ee Sweden.

Waxaa iyana laga yabaa inuu gaaro Denmark iyo Norway.

Puntlandi.com
post@puntlandi.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles