Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Madaxweyne Xasan Sheikh oo gaaray Dhuusamareeb

$
0
0


Madaxweynaha Dowlada Fedaraalka Xasan Sheikh Maxamuud ayaa maanta wuxuu gaaray Magaala Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud halkasoo uu kusop indha indheynayo Shirka dibu heshiisiinta Gobolada dhexe.

Madaxwey aha ayaa shirka joogi doona mudo saacado ah ka dibna isla maanta ayuu dib ugusoo noqon doonaa Muqdisho.

Puntlandi.com
Gaalkacyo


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles