Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Diyaarad ay saaraayeen ku dhowaad 144 qof oo ku burburtay Koonfjurta Faransiiska

$
0
0

26F1BDEE00000578-3009151-This_Germanwings_Airbus_A320_like_the_one_above_has_crashed_in_t-m-38_1427195935296
Diyaarada ay leedahay Shirkada Germany wings oo ah nooca Airbus A320 ayaa maanta ku dhacday koonfurta Dalka Faransiiska waxaana saarnaa dad gaaraya 144 qof oo ay ku jiraan labadii duuliye iyo afar shaqaale ah.

Waxaa ay Diyaatadu kasoo duushay Barcelona Waxayna ku socotay Düsseldorf oo Jarmalka ah, sida uu sheegay madaxweynaha Faransa Mudane Francois Holand ma jiraan cid ka bad baaday shilkaas.

Shirkada Germany Wings oo ah kuwa lagu raaco qiimaha jaban waxaa iska leh Shirkada wayn ee Luftansa,

Waxaa la hayaa qaybtii dambe ee Diyaarada lakiinse weli lama yaqaan sababta keentay shilka.

Lama shaacin wali dhalashada Dadka ku haligmey shilkaan sidoo kalena lama oga in Soomaali ka mid ahaayeen Rakaabka Diyaarada.

Puntlandi.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles